e-suuqso

E-Suuqso Marketing Agency

E-suuqso waa adeeg ka mida adeegyada shirkada suuqso technology oo ad ka helayso adeegyada suuq gaynta casriga ah oo dhamaystiran, sida adeegyada xayaysiinta social media, email marketing, samaynta wax u gaar ah ganacsigaaga oo uu ugu dhex muuqan karoganacsi-yada kale ee kugu la tartamaya suuqa. Adeegyadaas iyo adeegyo kale oo kaa cawinaya horumarinta ganacsigaa waxa ad ka helaysaa adeega e-suuqso.

Our Services

Take Your Business
To the next Level

Meta Advertising

Meta advertising waa adeeg casri ah! oo kuu badbaadinaya waqtigii badnaa ee kaaga bixi jiray samaynta xayaysiinta facebook iyo instagram ka, yadoo ay ku maamulayaan khabiiro ad ugu xeel dheer maamulida meta advertising.

SEO Optimizing

SEO waa adeega kaa caawinaya in website kaagu gaadho ranking fara badan sidoo kalena uu noqdo kuwa loogu soo booqashada badan yahay, isaga oo mar walba kasoo muuqanaya xaga sare search engine ka, hadaba horu mari website kaaga.

Branding Designs

In ganacsigaaga ad u samayso sumad u gaar ah sida logo, midabo isku haboon, Designs ad alaabtaada kusoo bandhigto oo si qurux badan uso jiidan kara macaamiishaada, waa shayga ugu wanaagsan ee ad kula tartami karto ganacsiyada kale ee suuqa kugula jira,.

Content Creation

Nuxur samayntu waa samaynta hadalo saamayn ku leh kuna haboon ganacsigaa xiliyada ad soo bandhigayso alaabtaada, soona jiidan kara macaamiishaada.

Wall Sticker

Adeegan waa adeegyada suuq-gaynta ee offline ka ah, samaynta design ad kusoo bandhigayso alaabtaada kadibna ad ku dhajin karto goobaha dadku isugu yimadaan .

Email Marketing

email marketing waa adeeg aad ugu muhiim ah koritaanka ganacsiga iyo in ad si joogta ah ula socodsiiso macaamishaada Safarada alaabta ee cusub iyo dhaqdhqaaqa shirkadaada.

Social Media Managing

Adeegan waxa uu kaa caawinaya inu kuu badbaadiyo waqtigii badnaa ee kaaga bixi jiray maamulida xayaysiimaha social media sida meta advertising iyo horumarinta joogtada ah ee social Mdeia.

Website Managing

Maamulida iyo inad mar walba Update garayso Website kaaga waa qayb ka kida in samaysato macaamiil si joogto ah ula socota ganacsigaaga, sidoo kale waa qayb soo jiidasho u leh Macaamiish cusub.

Content Video Production

Wuxu kuu Sahlaya inad si fudud u fahamsiiso una soo bandhigto ganacsigaaga iyo badeecada ama adeega ad Bixinayso, adeegan waxa laguugu Samaynaya video iyo cod si qurux badan uso bandhigaya ganacsigaga.

Our Products

Gooni u Dalbo
Adeegyada e-suuqso

Branding Designs

  • Product Design
  • Cover & Profile Design
  • Juma & Quiz Designs
  • Brochure & Flayer Design
  • Business Card Design
  • Wall Sticker Design

    $1.99
     $0.5 /design

Logo Branding

  • Combination Mark
  • Wordmark Logo
  • Pictorial Mark Logo
  • Abstract Logo Marks
  • Letter Mark Logos
  • Emblem lLogo

    $24.99  $12.50 

Content Video Pro

  • Content Creation
  • Responsive Branding 
  • High Quality Videos
  • Beautiful Vocal 
  • Business Info videos.
  • Product Marketing Videos.

    $34.99
      $16.99

Wall Sticker Design

  • A4 Designs
  • Branding Designs
  • High Quality Stickers
  • Product & Service Stickers
  • Free Post Branding
  • Printing Stickers.

    $4.99
       $2.50 /Sticker

Subscribe Us For Mor Info?

Bilow Maanta Ganacsi Mustaqbal Leh!

Dooro Qorshahaaga

Dahab

Bilow Koritaanka ganacsigaaga maanta.

59.99$

50% SAVE

$

29.99

/mo

Most Popular

Taaj

Kor U qaad suuq-gaynta ganacsigaaga.

79.99$

30% SAVE

$

49.99

/mo

Dheeman

La tartan gnacsiyada waawayn.

99.99$

20% SAVE

$

79.99

/mo

60 +

Success Campaigns

40 +

Our Customers

10 +

Marketing Agency

20 +

Web Developing

Suuqso Tech Waa shirkad bixisa adeegyada digitalka ah, sida suuqgaynta casriga, Samaynta website yada ganacsiga iyo kuwa shakhsiga ahba, Sidoo kale waxa ay bixisa adeegyada suuqgaynta alaabta, 

Qiime-Dhimis 50% Ah, Ka Faa'idayso Dhamman Adeegyada Xayaysiinta ee adeega e-suuqso!

X
Scroll to Top